Category: Wararka

1 792 793 794 795 796 2,823 9528 / 33874 POSTS
Caawa & Daljir  iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawayisn wanaagsan dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii caawa & daljir, waxaana caawa barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya Xusee [...]
DFS oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

DFS oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa qoraal ay u qortay Midowga Afrika waxa ay uga dalbatay in la bedelo ergeyga cusub ee dhowaan Midowga Afrika u soo ma [...]
Madaxdii hore ee dalka oo kulan ku yeeshay Muqidisho

Madaxdii hore ee dalka oo kulan ku yeeshay Muqidisho

Madaxweyneyaashii hore ee dalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee [...]
Golaha iskaashiga waddamada Khaliijka oo soo dhaweyeey Heshiska kenya & Soomaaliya

Golaha iskaashiga waddamada Khaliijka oo soo dhaweyeey Heshiska kenya & Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga ee Wadamada Carabta ee Khaliijka, Dr. Nayef Falah Mubarak Al-Hajraf, ayaa soo dhoweeyay ku dhawaaqida Dowladda Fe [...]
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo cafis u fidiyeey Maxaabis

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo cafis u fidiyeey Maxaabis

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Maanta waxaa munaasabadda Maalmaha Ciida Aawgeed uu cafis [...]
Daljir iyo Dhegaystayaasheeda oo ciidsiiyay  Agoonta  & Danyarta  Qardho (Sawirro)

Daljir iyo Dhegaystayaasheeda oo ciidsiiyay Agoonta & Danyarta Qardho (Sawirro)

Maamulka Radio Daljir Qardho iyo Dhegaystaayasha Daljir ayaa maantay Lacag Ciidsiin ah u qaybiyay Caruur gaaraysa 30 kuwaasoo isugu jira Agoomo iyo Da [...]
Amniga Boosaaso oo aad loo adkeeyay Maalmaha Ciida (Sawirro)

Amniga Boosaaso oo aad loo adkeeyay Maalmaha Ciida (Sawirro)

Magaalada Boosaaso waxaa ka socda howlgalo amniga lagu xaqiijinayo oo ay wadaan ciidamada amniga ee gobolka Bari. Howlgalkan ayaa ah mid socon doona [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Farmaajo oo ka hadlay qaraxii saldhiga Waabari oo ay Al-shabaab ku xasuuqday saraakiil ciidan

Farmaajo oo ka hadlay qaraxii saldhiga Waabari oo ay Al-shabaab ku xasuuqday saraakiil ciidan

Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qarax ismiidaamin ah oo xalay lagu weeraray saldhiga booliska de [...]
Muqdisho: Saraakiishii ku dhimatay qaraxii saldhiga Waabari oo la Aasay (Sawirro)

Muqdisho: Saraakiishii ku dhimatay qaraxii saldhiga Waabari oo la Aasay (Sawirro)

Duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan Qabuuraha Isbitaalka Xoogga waxaa Aas qaran loogu sameeyay taliyahii saldhiga Booliska Degmada Waaberi Axmed C [...]
DFS oo beenisay in la fasaxay qaadka ka baxa dalka Kenya

DFS oo beenisay in la fasaxay qaadka ka baxa dalka Kenya

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in ay fasaxda qaadka loo yaqaan Miirowga ee ka baxa dalka Kenya,kadib markii ay dowlada la soo ceshatay x [...]
Wararkii ugu dambeyeey ee Qaraxa ismidaaminta ahaa ee Caawa Muqdisho ka dhacay

Wararkii ugu dambeyeey ee Qaraxa ismidaaminta ahaa ee Caawa Muqdisho ka dhacay

Qarax caawa lagu weeraray Saldhigga degmada Waaberi ayaa dadkii ku dhintey waxaa ka mid ahaa taliyihii saldhiggaas Axmed Cabdulaahi Baashane iyo qaar [...]
1 792 793 794 795 796 2,823 9528 / 33874 POSTS