Category: Wararka

1 2,808 2,809 2,810 2,811 2,812 2,825 33720 / 33898 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)

Ku soodhawaada Warkii Fiidnimo iyo wariye Khadar Cawl Ismaaciil oo cawayskaan idin kaga imaanaya xarunta Daljir Buuhoodle. Hoos ka dhegayso http [...]
Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Waftigii Madaxweyne Gaas oo Muqdisho ku Kulmay

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Waftigii Madaxweyne Gaas oo Muqdisho ku Kulmay

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay magaalda muqdisho gaar ahaan xafiiskiisa w [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Ingiriiska

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Ingiriiska

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay xafiis kiisa uu ku leeyahay magaalada Muqd [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula Kulmay Safiirka Britain (Masawiro)

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula Kulmay Safiirka Britain (Masawiro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaat [...]
Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan (DHEGAYSO)

Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan (DHEGAYSO)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle aad maalin walba oo Jumce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir waxaana soojeed [...]
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir,”Ilaa Hadda Layma Sheegin In Xilkii Layga Qaaday”

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir,”Ilaa Hadda Layma Sheegin In Xilkii Layga Qaaday”

Korneyl Bishaar Bishaar Abshir Geeddi oo ah taliyaha Ciidanka Booliska qeybta Gobolka Banaadir, ayaa markii ugu horeysey warbixino warbaahintu qortay [...]
Maraykanka oo Bamkii ugu Weynaa Dunida ku Weeraray Afgaanistaan (Sawiro)

Maraykanka oo Bamkii ugu Weynaa Dunida ku Weeraray Afgaanistaan (Sawiro)

Milateriga Maraykanka ayaa caawa ku saldhigyo kooxda Daacish ku leedahay dalka Afghanistan bam la sheegay inuu yahay kii ugu weynaa caalamka. Waaxd [...]

Gudiyada Joogtada ah ee Barlamaanka DFS oo Gudoomiyayaal Doortay (DHEGAYSO)

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ee ka tirsan Gudiyada Joogtada ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gudd [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku [...]
Tottenham Hotspurs FkF Bournemouth

Tottenham Hotspurs FkF Bournemouth

Tottenham iyo Naadiga  Bournemouth ayaa 15 April saacaddu markay tahay 2:30PM duhurnimo waxa ay ku kulmi doonaan garoonka White Hart Lane. Ciyaartan a [...]

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal, ku soo dhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin ka imaanaya istuudiyaha Daljir Buuhoodle, [...]
Deeq Raashin oo ka Timid USA ayaa la Gaarsiiyey Geesa-weyne, Waqooyiga Galgaduud

Deeq Raashin oo ka Timid USA ayaa la Gaarsiiyey Geesa-weyne, Waqooyiga Galgaduud

80 Qoys oo ku nool deegaanka Geesa-wayne ee Gobalka Galgaduud ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah oo ay soo dhiibeen Jaaliyada ku nool Maraylanka, kana [...]
1 2,808 2,809 2,810 2,811 2,812 2,825 33720 / 33898 POSTS