Category: Wararka

1 2,806 2,807 2,808 2,809 2,810 2,819 33696 / 33825 POSTS
Sawirro-Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Fulinta Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Deegaanka

Sawirro-Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Fulinta Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Deegaanka

Waxaa maanta Garowe lagu qabtay shir beesha Caalamka loogu soo bandhigay Qodabadii shalay kasoo baxay shirweynihii labaad ee Deegaanka Puntland, waxaa [...]
Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya oo Xilka La Wareegey

Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya oo Xilka La Wareegey

Taliyaha cusub ee dhowaan loo magacaabay Ciidanka Booliska Soomaliyeed Gen. Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa maanta xilka kala wareegay taliyih [...]
Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir iyo Xasan Haykal

Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir iyo Xasan Haykal

Ku soo dhawaada warkii fiidnimo iyo wariye Xasan Haykal oo caawa inoo ka soo jeedinaya xarunta Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/ [...]
Agaasimaha Maxjarada Puntland oo ka Hadlay Arrimo Muhiim ah (DHEGAYSO)

Agaasimaha Maxjarada Puntland oo ka Hadlay Arrimo Muhiim ah (DHEGAYSO)

Agaasimaha maxjarada Puntland Maxamed Faarax Maxamuud, oo waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey kormeer dhaqaatiir ka socda Sucuudi [...]

Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (DHEGAYSO)

Ku soo dhowaada barnaamijkii xulashada Daljir, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso maanta ka soo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. HO [...]
Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Agagaarka Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, ayaa saaka waxaa kadhacay qarax loo adeegsadey gaari nooca raaxada ah waxaana qaraxan la sheegay [...]
Ahlusuna oo ka Digtey in la Siyaasadeeyo Wada Hadalada Galmudug

Ahlusuna oo ka Digtey in la Siyaasadeeyo Wada Hadalada Galmudug

Maamulka Ahlusuna Waljameeca ee ka arrimiya qaybo kamid ah gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa ka digey in la siyaasadeeyo wadahadala lagu doonayo in la [...]
Madaxweynaha Soomaaliya oo Lagu Soo Dhoweeyey Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya oo Lagu Soo Dhoweeyey Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa xalay gaaray magaalada Abu dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, halkaa [...]
Shariif Xasan oo La Kulmay Wafti Ka Socda Qadar iyo Dowladda Federalka (DHEGAYSO)

Shariif Xasan oo La Kulmay Wafti Ka Socda Qadar iyo Dowladda Federalka (DHEGAYSO)

Wafdigan ka socday Qadar ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay gaaray ayaa waxaa wehlisay Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Marwo Maryan Qaasim. [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (Dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (Dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi oo [...]
Dhakhaatiir Sacuudi oo Booqanaya Bossaso, Xaqiijinayana Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya

Dhakhaatiir Sacuudi oo Booqanaya Bossaso, Xaqiijinayana Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya

Bossaso (Maxjarada Bossaso) - Wafti ka socda Dawladda Sacuudiga, una badan dhakhaatiir la yiri waxay u kuurgali doonaan caafimaadka xoolaha laga dhoof [...]
Caawa & Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (DHEGAYSO)

Caawa & Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (DHEGAYSO)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin ka imaanaya istuudyaha Daljir ee Bossaso [...]
1 2,806 2,807 2,808 2,809 2,810 2,819 33696 / 33825 POSTS