Agaasimaha Maxjarada Puntland oo ka Hadlay Arrimo Muhiim ah (DHEGAYSO)

HomeWararka

Agaasimaha Maxjarada Puntland oo ka Hadlay Arrimo Muhiim ah (DHEGAYSO)

Agaasimaha maxjarada Puntland Maxamed Faarax Maxamuud, oo waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey kormeer dhaqaatiir ka socda Sucuudigu ku tageen maxjarada Boosaaso iyo arrimo la xiriira fasaxa dhoofinta xoolaha Soomaaliya ee Sucuudiga. HOOS KA DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58eb6d8109010081c7c5bd7a/Maxamed+Faarax+Maxamuud.mp3

Taliska Ciidanka xoogga oo War kasoo saarey dagaalka duleedka Beledweyne
Ra’iisul Wasaaraha Australia oo La Ogaadey Inuu Leeyahay Dhalashada New Zealand
Waxgaradka Gobalka Bari oo soo dhaweyaay imaansha Puntland ee Farmaajo (dhegayso)

Agaasimaha maxjarada Puntland Maxamed Faarax Maxamuud, oo waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey kormeer dhaqaatiir ka socda Sucuudigu ku tageen maxjarada Boosaaso iyo arrimo la xiriira fasaxa dhoofinta xoolaha Soomaaliya ee Sucuudiga.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • maxamed amiin 7 years ago

    xoolaha nool ee somaliya waxa ay leeyihiin suuq wanaagdan oo la orankaro waxa uu ubaahanyahay in kor looqaado

  • maxamed siciid 7 years ago

    soomaaliya waxa ay hodon kutahay xoolaha nool hadii ay hesho fursad ay ku dhoofiso xoolaha waxa ay guul lama huraana ka gaaraysa dhanka ganacsiga

DISQUS: