Waxgaradka Gobalka Bari oo soo dhaweyaay imaansha Puntland ee Farmaajo (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Gobalka Bari oo soo dhaweyaay imaansha Puntland ee Farmaajo (dhegayso)

Waxaa maanta Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso shir jaraa'id ku qabtay odayaal iyo waxgarad kaso jeeda gobalka Bari ,kuwaas oo dowladda Farmaajo

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Madasha Xisbiyadda Qaran oo Dowladda ugu baaqay inay joojiso faragalinta Galmudug ay ku hayso

Waxaa maanta Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso shir jaraa’id ku qabtay odayaal iyo waxgarad kaso jeeda gobalka Bari ,kuwaas oo dowladda Farmaajo ugu hambalyaaynayeey siday kulaso wareegtay maamulka Hawadda somaaliya.

Odayaasha ayaa sido kale ka hadlay imaanshaha Madaxweyne Farmaajo ee Puntland ,iyago si isku mid ah ugu sheegay inay soo dhaweynayaan Madaxweynaha kuna soo dhaweynayaan Puntland.

Dhinaca kale waxay ka hadleen dadaalka ay xukumadda Farmaajo galisay sidii dowladda Etoobiya loogaso deyn lahaa Maxaabis somaliyeed oo sanado baddan ku xirnaa dalkaas.

Arrimo badan oo dalka kajira ayeey dhamaan odayaasha ka hadleen maanta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: