Site icon Radio Daljir

Agaasimaha Maxjarada Puntland oo ka Hadlay Arrimo Muhiim ah (DHEGAYSO)

????????????????????????????????????

Agaasimaha maxjarada Puntland Maxamed Faarax Maxamuud, oo waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey kormeer dhaqaatiir ka socda Sucuudigu ku tageen maxjarada Boosaaso iyo arrimo la xiriira fasaxa dhoofinta xoolaha Soomaaliya ee Sucuudiga.

HOOS KA DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58eb6d8109010081c7c5bd7a/Maxamed+Faarax+Maxamuud.mp3?_=1
Exit mobile version