Tottenham Hotspurs FkF Bournemouth

Tottenham iyo Naadiga  Bournemouth ayaa 15 April saacaddu markay tahay 2:30PM duhurnimo waxa ay ku kulmi doonaan garoonka White Hart Lane. Ciyaartan ayaa waxay tahay Kulanka 32aad kana tirsan horyaalka Ingiriiska

Ciyaartan waxaa xiiso gooni ah u sii yeelaya kooxda Tottenham oo hada ku jirta qaab ciyaareed aad u bilan  kaddib markii ay badiyeen 5 ka mid ah lixdii kulan ee ugu danbayeey, hadana waxay ku jiraan kaalinta labaad ee kala saraynta horyaalka, 30kii kulan ee la ciyaaray waxay haystaan 68 dhibcood, halka naadiga Bournemouth ay ku jiraan kaalinta 15 aad ee kala saraynta horyaalka. Kulankii hore ee ka dhacay guriga kooxda Bournemouth ee Arena Stadium, Dean Court Waxa ay ku kala baxeen 0:0 iyo gool la’aan.

Halkan ka daawo

Cayaarta Tottenham Hotspurs Vs Bournemouth kala soco Radio Daljir

 

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com