Category: Wararka

1 2,187 2,188 2,189 2,190 2,191 2,819 26268 / 33825 POSTS
Guddiga gurmadka Fatahada Shabeele oo lacago lagu wareejiyaay

Guddiga gurmadka Fatahada Shabeele oo lacago lagu wareejiyaay

Deeqdaan lagu wareejiyay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Baardheere ayaa gudoomay lacag kaga timid Dowladda Federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha Guddiga [...]
Danjire Keating oo Puntland iyo Somaliland ugu baaqay joojinta dagaalka Tukaraq

Danjire Keating oo Puntland iyo Somaliland ugu baaqay joojinta dagaalka Tukaraq

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating, ayaa ugu baaqay maamullada Somaliland iyo Pu [...]
QM oo wakhtiga u kordhisay Ciidamadda AMISOM

QM oo wakhtiga u kordhisay Ciidamadda AMISOM

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muddo kordhin u sameeyay Howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya. Warbixin uu soo saaray Golaha ay [...]

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo Baydhabo ku wajahan

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in dib udhac uu shalay ku yimid war-murtiyeedka shirka Madaxda dowlad Gob [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Waxgaradka Puntland oo ugu baaqay shacabka inay tageeran Ciidamada Difaaca PL (dhegayso)

Waxgaradka Puntland oo ugu baaqay shacabka inay tageeran Ciidamada Difaaca PL (dhegayso)

iyado dagal u dhexeeya Puntland iyo Soomaliland uu dib uga sooo cusboonaaday Degaanka tukaraq eee gobolka Sool ayaa waxaa bulshada Puntland ugu baaqay [...]
Wariye katirsan Radio Daljir oo Booqday Jiidaha Dagaalka (dhegayso)

Wariye katirsan Radio Daljir oo Booqday Jiidaha Dagaalka (dhegayso)

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo katirsan wariyeyaasha Daljir ayaa ka mid ahaa warfidiyeenadii galabta gabal dhicii tagay deegaanka Tukaraq ee gobol [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dagaalka Tukaraq (dhegayso)

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dagaalka Tukaraq (dhegayso)

Eng Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay dagaalki maanta kadhacay degaanka Tukaraq ee gobalka [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soojeedinaya. http://zeno-d [...]
Shirki Dastuurka oo Muqdisho lagu soo gabagabeyay (Warmurtiyeed)

Shirki Dastuurka oo Muqdisho lagu soo gabagabeyay (Warmurtiyeed)

Shirweynaha Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka, oo ay ka soo qayb galeen qeybo kala duwan ee kala matatalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federa [...]
1 2,187 2,188 2,189 2,190 2,191 2,819 26268 / 33825 POSTS