Waxgaradka Puntland oo ugu baaqay shacabka inay tageeran Ciidamada Difaaca PL (dhegayso)

iyado dagal u dhexeeya Puntland iyo Soomaliland uu dib uga sooo cusboonaaday Degaanka tukaraq eee gobolka Sool ayaa waxaa bulshada Puntland ugu baaqay inay dalkooda difaacdaan Nabadoon Cabdulahai Maxamed Jibriil oo Sheegtay inuu yahay Afhayeenka Nabdoonada Puntland.

Jibriil ayaa ugu baaqay Bulshada Puntland inay garab istagana ciidankooda dartood u dhimanaya ayna la garab istagaan wixiii ay heli karaan

Wuxuu nagu soo boooqday Xarunta daljir ee garoowe wuxuu u waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com