Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dagaalka Tukaraq (dhegayso)

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dagaalka Tukaraq (dhegayso)

Eng Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay dagaalki maanta kadhacay degaanka Tukaraq ee gobalka sool ,isago sheegay in uu ka xunyahay dagaalkas.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in Puntland aysan ku baran dagaal ee ay nabad ku barteen balse uu u tacsiyadeynayo eheladda ciidamadda labada dhinac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com