Wariye katirsan Radio Daljir oo Booqday Jiidaha Dagaalka (dhegayso)

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo katirsan wariyeyaasha Daljir ayaa ka mid ahaa warfidiyeenadii galabta gabal dhicii tagay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo qaybo ka mid ah saldhigyada Puntland ee furimaha dagaalka.

Wariyaha ayaa sheegaya inkastoo uu dagaalka socday saacado badan hadana magaalada Tukaraq ay labada dhinac dibadda ay uga baxeen, waxaana uu sheegay inay jirin wax dhaqdhaqaaq shacab ah oo deegaanka ka jira marka laga reebo gurmadyo ciidan.

Khasaare ayaa jira dhimasho iyo dhaawac ah.

Hoos kadhegayso

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com