Category: Wararka

1 2,184 2,185 2,186 2,187 2,188 2,824 26232 / 33886 POSTS
Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo dagaalkoodii saakay ka qarxay Tukaraq

Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo dagaalkoodii saakay ka qarxay Tukaraq

Dagaal culus oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kalle duwan ayaa saakay ka qarxay duleedka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay horay ugu dag [...]
Akhriso: Raysal Wasaare Khayre oo Wasiiro Cusub Magacaabay

Akhriso: Raysal Wasaare Khayre oo Wasiiro Cusub Magacaabay

Hoos Ka Akhriso Magacaabista Wasiirada,Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiro dowlayaasha 1: Xasan Macalin Xuseen  Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diin [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Lataliye Axmed Cabdullaahi Cabdille: “Puntland waxa ay gacan u fidineysaa dhibbanayaasha Ceel Afweyn”

Lataliye Axmed Cabdullaahi Cabdille: “Puntland waxa ay gacan u fidineysaa dhibbanayaasha Ceel Afweyn”

Lataliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhanka biyaha iyo tamarta, Md. Axmed Cabdille, ayaa Daljir uga warramay dagaalka ay Soomaliland ku soo qaaday Punt [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Difaaca (Qaybtii 2aad)

Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Difaaca (Qaybtii 2aad)

Qodobka 7aad: Qof kasta oo gacan siiya qof u shaqeeya maamulka Hargeysa, kuna caddaato khiyaano Jaajuusnimo waa dil aan laheyn wax mag ah. *** G [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac  ,Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ,Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Puntland oo go’aamisay in xukun dil ah lagu fulinayo qofkii la shaqeeya Somaliland (dhegayso)

Puntland oo go’aamisay in xukun dil ah lagu fulinayo qofkii la shaqeeya Somaliland (dhegayso)

Guddiga difaaca ee Puntland ayaa maanta ku kulmay xarunta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe, waxaana kulanka lagu go'aamiyay muwaadinkii taag [...]
Sawirro:-Guddiga Gurmadka oo Hal Milyan oo Dollar gaarsiinaya Deegaanada Fatahaaduhu saameeyeen

Sawirro:-Guddiga Gurmadka oo Hal Milyan oo Dollar gaarsiinaya Deegaanada Fatahaaduhu saameeyeen

Gudoomiyaha guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Kha [...]
Duufaano hor leh oo laga digayo

Duufaano hor leh oo laga digayo

Hay'ado iyo ururo caalami ah oo ka shaqeeya dhanka banii'aadantinimada ayaa soo saaray digniino hor leh oo ku wajahan roobab duufaano iyo dabaylo wata [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
1 2,184 2,185 2,186 2,187 2,188 2,824 26232 / 33886 POSTS