Lataliye Axmed Cabdullaahi Cabdille: “Puntland waxa ay gacan u fidineysaa dhibbanayaasha Ceel Afweyn”

Lataliye Axmed Cabdullaahi Cabdille: “Puntland waxa ay gacan u fidineysaa dhibbanayaasha Ceel Afweyn”

Lataliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhanka biyaha iyo tamarta, Md. Axmed Cabdille, ayaa Daljir uga warramay dagaalka ay Soomaliland ku soo qaaday Puntland, waxa uuna sheegay in Puntland ay diyaar u tahay difaaca dalka iyo dadka Puntland, degdegna loo soocelinayo dhulka gardarada lagu haysto.

Dhanka kale, Lataliyuhu waxa uu nooga warramay dagaalka ay xukuumadda Muuse Biixi ku hayso shacabka deegaanada Ceel Afweyn, asaga oo sheegay in Puntland ay gacan u fidinayso dadka Soomaaliyeed ee reer Ceel Afweyn oo lagu hayo dagaal joogto ah oo qabiilaysan.

CabdiXakiin Xuseen Xasan ayuu Lataliyihi u waramay.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0