Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Japan oo geeriyooday.

HomeWararka

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Japan oo geeriyooday.

Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Japan Yasuhiro Nakasone, ayaa geeriyooday, kadib markii uu in muddo ah uu xanuunsanaa. Yasu

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)
Wacaal darey ah: Guddiga doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo kuxigeenadiisa oo lagu dhawaaqay (dhegayso)
Wasiirka Arrimaha Dibadda Suuriya oo geeriyooday

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Japan Yasuhiro Nakasone, ayaa geeriyooday, kadib markii uu in muddo ah uu xanuunsanaa.

Yasuhiro Nakasone ayaa ku geeriyooday da’ada 101, waxa uuna dalka Japan ka talinayey tan iyo sanadihii 1982 to 1987.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Japan Yasuhiro Nakasone ayaa waxa ay saaxiibo dhow ahaayeen madaxweynihii hore ee Mareykanka Ronald Reagan iyo Raysal Wasaarihii hore ee UK Margaret Thatcher.

Raysal Wasaare Shinzo Abe ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Raysal Wasaaarihii hore ee Japan Yasuhiro Nakasone.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: