Akhriso: Raysal Wasaare Khayre oo Wasiiro Cusub Magacaabay

HomeWararka

Akhriso: Raysal Wasaare Khayre oo Wasiiro Cusub Magacaabay

Hoos Ka Akhriso Magacaabista Wasiirada,Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiro dowlayaasha 1: Xasan Macalin Xuseen  Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diin

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Guddiga dhismaha laamiga Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyeey (dhegayso)
Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Aragtida dadweynaha iyo fashilka ku yimid dayactirka waddada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo (dhegayso)

Hoos Ka Akhriso Magacaabista Wasiirada,Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiro dowlayaasha

1: Xasan Macalin Xuseen  Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

2:- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashaandhigga

3: Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha

4:Cabdi Casiis Cabdullaahi Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha

5:Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

6:Cabdi fitaax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha guud iyo Guryenta.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Magacaabay Wasiir ku xigeeno ka mid noqonaya Xukuumaddiisa kuwaas oo kala ah.

1: Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo federaalka

2: Aadan Isaaq Cali Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,

3: Cabdiraxmaan Iidaan yoonis horayna u ahaa Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa waxaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta

4: Maxamed Siciid Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka Caafimaadka

5:-Cabdirashiid Maxamuud Xasan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaaraha ayaa Magacabay Xubno Wasiiru dowlayaal ah kuwaas oo kala ah.

1:-Daahir Cabdi Cabdullaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

2:  Maxamuud Maxamed Boonow Wasiiru dowlaha Amniga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: