Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Aragtida dadweynaha iyo fashilka ku yimid dayactirka waddada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Aragtida dadweynaha iyo fashilka ku yimid dayactirka  waddada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo  (dhegayso)

Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, ayaa maanta waxaana  looga dooday fashilka kuyimid mashruucii dhismaha wadada halbowlaha ah ee isku xirta Garoowe iyo Gaalkacyo.
Wariye Xasan Heykal ayaa Bosaaso ka soo jeedinaya .
Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com