Category: Wararka

1 2,177 2,178 2,179 2,180 2,181 2,823 26148 / 33868 POSTS
Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland : “Shacabka Reer Sool waa la xoraynayaa”

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland : “Shacabka Reer Sool waa la xoraynayaa”

Wasiirka arimaha gudaha ee Puntland Axmed Cabdulaahi Timo Cadde ayaa sheegay in la xoraynayo shacabka gobolka Sool oo intooda badan uu awood ku haysto [...]
Baarlamaanka dhexe ee Laga soo doortay Galmudug oo soo saaray mowqifkooda khilaafka Galmudug

Baarlamaanka dhexe ee Laga soo doortay Galmudug oo soo saaray mowqifkooda khilaafka Galmudug

Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay Galmudug ayaa soo saartay mowqifka ay ka taaganyihiin khilaafka madaxda sare ee Galmudug. Hoos [...]
Maamulka Galmudug oo dowladda faderaalka ku eedeeyey inay faragalin ku wado

Maamulka Galmudug oo dowladda faderaalka ku eedeeyey inay faragalin ku wado

Maamulka Galmudug ayaa soo saaray eedaymo uu ujeedinayo dowladda faderaalka ee Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Muqdisho, kadib markii madaxwayne kuxige [...]
Cali Khaliif oo ku sugan Laascaanood

Cali Khaliif oo ku sugan Laascaanood

Cali Khaliif Galaydh oo horay usoo noqday ra'iisul wasaare ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ujeedkiisa ugu wayn ee Laasca [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso maanta idinkaga soo jeedinay [...]
Hooyo Somaliyeed oo hanti ay leedahay Xoog looga haysto Xamar (dhegayso)

Hooyo Somaliyeed oo hanti ay leedahay Xoog looga haysto Xamar (dhegayso)

Hooyo Shacni Warsame oo kamid ah Qurba joogta Somaliyeed ee dalka Dibadisa kumaqna ,kana maqna dalka mudo baddan ayaa ku laabatay Muqdsho si ay gurige [...]
Banaanbax Kasocda Laascanood iyo Shacab la Xir xiray

Banaanbax Kasocda Laascanood iyo Shacab la Xir xiray

Magaaladda laascanood ee Xarunta gobalka Sool waxaa kasocda Banaanbax looga soo horjeedo Maamulka dulaanka ah ee somaliland ,iyado shacabka qaar kamid [...]
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo kasoo horjeestay go’aankii xilka looga qaaday

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo kasoo horjeestay go’aankii xilka looga qaaday

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa kasoo horjeestay go'aankii madaxwaynaha Soomaaliya uu xilka uga qaaday. Is [...]
Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Sare Burtinle fkf Mubaarak Sare Dhahar (dhegayso)

Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Sare Burtinle fkf Mubaarak Sare Dhahar (dhegayso)

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan Barnaamijka Tartan & Tacliin oo si toos ah uga biloowday Radio Daljir, xarunta Daljir Bossaso, a [...]
Jiif Caaqil Cabdirisaaq Jaamac Cabdi Bile oo si kulul uga hadlay xirxirka shacabka Laascaano iyo guulaha dagaal ee ciidamada Puntland

Jiif Caaqil Cabdirisaaq Jaamac Cabdi Bile oo si kulul uga hadlay xirxirka shacabka Laascaano iyo guulaha dagaal ee ciidamada Puntland

Jiif Caaqil Cabdirisaaq Jamac Cabdi Bile, ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Puntland ee laga soo xulo gobolka Sool, ayaa si kulul uga hadlay wuxuu ku [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo da [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhawaada warkii subaxnimo. Waxaa aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe. Hoos ka dhega [...]
1 2,177 2,178 2,179 2,180 2,181 2,823 26148 / 33868 POSTS