Maamulka Galmudug oo dowladda faderaalka ku eedeeyey inay faragalin ku wado

Maamulka Galmudug oo dowladda faderaalka ku eedeeyey inay faragalin ku wado

Maamulka Galmudug ayaa soo saaray eedaymo uu ujeedinayo dowladda faderaalka ee Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Muqdisho, kadib markii madaxwayne kuxigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ay kasoo horjeesteen heshiiskii lagu mideeyey baarlamaanka Galmudug ee Ahlu Suna iyo maamulka Galmudug.

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxa fulinta ee Galmudug Sheekh Shaakir ayaa lagu eedeeyey dowladda dhexe inay qayb ka tahay khilaafka cusub ee Galmudug ay cagaha la gashay.

Hoos ka akhriso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com