Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo kasoo horjeestay go’aankii xilka looga qaaday

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo kasoo horjeestay go’aankii xilka looga qaaday

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa kasoo horjeestay go’aankii madaxwaynaha Soomaaliya uu xilka uga qaaday.

Isagoo ka hadlayay idaacadda VOA-da ayuu sheegay inuu wali yahay guddoomiyaha maxkamadda sare, isagoona ku tilmaamay arrin sharci darro ah go’aankii xilka qaadista ee xafiiska madaxwaynaha kasoo baxay.

Waxaa uu sheegay in garsoorka uu ka madaxbanaanyahay laamaha kalle ee dowladda, islamarkaana uu shaqadiisa sii wadanayo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com