Banaanbax Kasocda Laascanood iyo Shacab la Xir xiray

Banaanbax Kasocda Laascanood iyo Shacab la Xir xiray

Magaaladda laascanood ee Xarunta gobalka Sool waxaa kasocda Banaanbax looga soo horjeedo Maamulka dulaanka ah ee somaliland ,iyado shacabka qaar kamid ah la xir xiray,iyado Dowladda Puntland arrinkaas ka hadashay.

Mudadii banaanbaxu socday waxaa inay joojiyaan isku deyey ciidanka Maamulka Soomaaliland ka soo daabulay Hargaysa iyo Burco si ay shacabka magaaladaasi u caburiyaan waxaase ka celiyey dhalinyaro u dhashay magaaladaasi.

Wixii kuso kordha Daljir kalasoco

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com