Category: Wararka

1 2,174 2,175 2,176 2,177 2,178 2,823 26112 / 33868 POSTS
Odayaasha Gurtida Cabudwaaq oo kabaxay Maamulka Galmudug (dhegayso)

Odayaasha Gurtida Cabudwaaq oo kabaxay Maamulka Galmudug (dhegayso)

Golaha Odayaasha Gurtida ee Magaaladda Caabudwaaq oo maanta kulan ku yeeshay magaaladdas ayaa sheegay in aysan Marnaba kamid ahayn Maamulka Galmudug e [...]
Kullanka Golloha Wasiiradda Soomaaliya oo lagu Ansixiyay Hindise Shirciyeedyadda Dambiyadda Kufsiga iyo Sharciga Nakhshadeynta Magaalooyinka.

Kullanka Golloha Wasiiradda Soomaaliya oo lagu Ansixiyay Hindise Shirciyeedyadda Dambiyadda Kufsiga iyo Sharciga Nakhshadeynta Magaalooyinka.

Shirka Golloha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Muadane Xasan Cali Khayre, ayaa lagu a [...]
Gaadiidka xammuulka gobolka Karkaar oo ku xayiran Alxamdulillah (dhegayso)

Gaadiidka xammuulka gobolka Karkaar oo ku xayiran Alxamdulillah (dhegayso)

Ganacsatada Qardho oo maanta shir ballaaran magaalada ku yeeshay ayaa ka cabanayaa cashuurta iibka ama 'Sales Tax' oo ay shegeen in ay saartay Wasaara [...]
Caasha Geelle Diiriye: “Somaliland way ogtahay reer Sool dad la leeyahay ma aha”

Caasha Geelle Diiriye: “Somaliland way ogtahay reer Sool dad la leeyahay ma aha”

Marwo Caasha Geelle Diiriye oo xilal kala duwan ka soo qabatay Puntland isla markaana  si dhow ula socota xaalada Gobolka Sool iyo qabsashadii Somalil [...]
Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad: “Waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland waa soo dhamaadey oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa”

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad: “Waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland waa soo dhamaadey oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa”

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo kamid ah Golaha Shacabka Puntland ayaa maanta mar uu kula hadlay warbaahinta magaaalada Garoowe waxa uu dawlada ku [...]
Warsaxaafadeed Puntland: “Laascaanood waxaa ka socda caburin, xarig iyo jirdil … loo geysanayo hooyooyin, arday iyo shacab nugul oo aan waxba galabsan” (akhriso)

Warsaxaafadeed Puntland: “Laascaanood waxaa ka socda caburin, xarig iyo jirdil … loo geysanayo hooyooyin, arday iyo shacab nugul oo aan waxba galabsan” (akhriso)

Warsaxaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in xarig, jir dil iyo rasaas nool oo lala dhaco lagu hayo shacabka magaalada Laas [...]
Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay ragii fuliyay weerarkii Naasahablood 2 (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay ragii fuliyay weerarkii Naasahablood 2 (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku riday sadex nin oo lagu helay inay fuliyeen weerrakii Naasa Hablood 2 oo ay ku geeriyood [...]
Wasiir Ku Xig. Caafimaadka Puntland “Shacabka Sool waxay taageero umuujiyeen ciidamadooda Puntland”

Wasiir Ku Xig. Caafimaadka Puntland “Shacabka Sool waxay taageero umuujiyeen ciidamadooda Puntland”

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka  Puntland Dr Faarax Maxamed  Warsame  oo maanata Waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa waxa uu sheegay in i [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac  ,Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ,Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Laba Qof oo Ku Dhacay Ceel ku yaala deegaanka Qow ee duleedka Bosaso (dhegayso)

Laba Qof oo Ku Dhacay Ceel ku yaala deegaanka Qow ee duleedka Bosaso (dhegayso)

Laba qof ayaa ku dhacay ceelal ay aaseen daadadkii ka dhashay roobabkii dhowaan da'ay, waxaana ceelkan ku sumoobay dadkii biyaha ka cabay. Maamulka [...]
Madaxwaynaha Puntland oo kala diray golihii deegaanka ee degmada Qandala

Madaxwaynaha Puntland oo kala diray golihii deegaanka ee degmada Qandala

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa kala diray golihii deegaanka degmada Qandala ee gobolka Bari, isagoo u cuskaday xil gu [...]
1 2,174 2,175 2,176 2,177 2,178 2,823 26112 / 33868 POSTS