Wasiir Ku Xig. Caafimaadka Puntland “Shacabka Sool waxay taageero umuujiyeen ciidamadooda Puntland”

HomeWararka

Wasiir Ku Xig. Caafimaadka Puntland “Shacabka Sool waxay taageero umuujiyeen ciidamadooda Puntland”

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka  Puntland Dr Faarax Maxamed  Warsame  oo maanata Waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa waxa uu sheegay in i

Golaha Ammaanka oo ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii Afisyooni
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (Daawo)
Barlamaanka Soomaaliya oo soo gabagabeyeey dood ay ka yeesheen saameynta fatahaadaha

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka  Puntland Dr Faarax Maxamed  Warsame  oo maanata Waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa waxa uu sheegay in isaga iyo Wafdi uu hogaaminayo ay safar ugu baxeen Deegaano katirsan Gobolka Sool, oo ay Puntland kawado Abaabul guud oo lagu taageerayo Ciidamada  dib uxoraynta Gobolka Sool ay na ka qayb qaadanayaan bulshada ku dhaqan deegaanadaasi .

Wasiirka ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in ilaa iyo hada ay layaaban yihiin  waxa ay   dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay uga aamusantahay  dhibaatada lagu hayo shacabka Gobolka Sool ee ku  soo duulay Maamulka lamagac baxay Soomaaliland .

Wasiirka ayaa Waxaa Waraystay Wariye Xasan Heykal

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: