Warsaxaafadeed Puntland: “Laascaanood waxaa ka socda caburin, xarig iyo jirdil … loo geysanayo hooyooyin, arday iyo shacab nugul oo aan waxba galabsan” (akhriso)

HomeWararka

Warsaxaafadeed Puntland: “Laascaanood waxaa ka socda caburin, xarig iyo jirdil … loo geysanayo hooyooyin, arday iyo shacab nugul oo aan waxba galabsan” (akhriso)

Warsaxaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in xarig, jir dil iyo rasaas nool oo lala dhaco lagu hayo shacabka magaalada Laas

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Tartan Luuqadeed Dhexmaray Gabar Soomaali ah iyo Weriye Swedish ah (Daawo)
Daadad saameeyay dadkii kasoo barakacay abaaraha Soomaaliya ee duleedka magaalada Baydhabo

Warsaxaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in xarig, jir dil iyo rasaas nool oo lala dhaco lagu hayo shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kadib markii ciidamo ka amar qaata madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ay ka yimaadeen Hargaysa.

Dad badan ayaa u geeriyooday, kuwana waa dhaawac ayaa lagu yiri qoraaka kasoo baxay Puntland.

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kalle lagu sheegay dadka loo gaystay tacadiyadan oo isgu jira hooyooyin iyo arday aysan Puntland ku fiirsan doonin, iyado ka xoraynaysa maamulka Somaliland.

Dowladda Puntland ayaa baaqa gaarsiiyay hay’adaha xuquuqda aadanaha iyo Beesha Caalamka inay arrintaan ay la socdaan.

Hoos ka akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: