Caasha Geelle Diiriye: “Somaliland way ogtahay reer Sool dad la leeyahay ma aha”

Caasha Geelle Diiriye: “Somaliland way ogtahay reer Sool dad la leeyahay ma aha”

Marwo Caasha Geelle Diiriye oo xilal kala duwan ka soo qabatay Puntland isla markaana  si dhow ula socota xaalada Gobolka Sool iyo qabsashadii Somaliland ee Gobolka ayaa Daljir uga warrantay sidii Sool lagu qabsaday iyo waxa somaliland u fududeeyey arrintaas waqtigii xukuumaddii Jan. Cadde Muuse Xirsi.

Caasha Geelle waxaa kale oo ay ka warrantay sababaha keenay dib-u-dhaca Sool, Sanaag iyo Cayn iyo in ay noqdaan lafdhabar ka tirsan Puntland oo si siman wax ula qaybsada gobolada kale ee Puntland. Caasha waxa kale oo ay soojeedineysaa talooyin ku saabsan aayaha gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Marwo Caasha Geelle Diiriye waxaa wareystay wariye Jamaal Faarax Aadan.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com