Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad: “Waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland waa soo dhamaadey oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa”

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad: “Waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland waa soo dhamaadey oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa”

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo kamid ah Golaha Shacabka Puntland ayaa maanta mar uu kula hadlay warbaahinta magaaalada Garoowe waxa uu dawlada ku bogaadiyay difaaca dalka, waxa uuna sheegay in ay ku garab taagan yihiin tallaabooyinka ay dawladu qaadayso.

Xildhibaanka ayaa si adag ula hadlay raga Sool ka soojeeda ee la safan Soomaliland oo maatadii ay ka dhasheen ku xirxiraya Laascaanood, waxa uuna u mahadceliyay waxgaradka Laascanood oo mowqifkooda dagaalka caddeeyay.

Xildhibaan Saadiq ayaa sheegay in waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland uu soo dhamaadey, oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com