Category: Wararka

1 1,990 1,991 1,992 1,993 1,994 2,819 23904 / 33825 POSTS
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay qaraxyadii Baydhabo

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay qaraxyadii Baydhabo

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxyadii shalay kadhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolk [...]
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku fulisay nin ku eedaysnaa qaraxii Soobe, sanad kadib

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku fulisay nin ku eedaysnaa qaraxii Soobe, sanad kadib

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isaaq Cali oo ku'eedaysnaa inuu wa [...]
Maqal iyo muuqaalo cusub oo ku saabsan dilka Jamal khashoggi oo Turkigu soo bandhigay iyo macluumaadka Apple iWatch-ka Jamaal

Maqal iyo muuqaalo cusub oo ku saabsan dilka Jamal khashoggi oo Turkigu soo bandhigay iyo macluumaadka Apple iWatch-ka Jamaal

Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan in Jamaal Khashoggi si xun loogu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul, laguna dilay amar dusha sare [...]
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 48aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 48aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah waxaa soosaaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (EAU [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo da [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, [...]
Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA) oo iscasilay (akhriso)

Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA) oo iscasilay (akhriso)

Xuseen Cismaan Xuseen Agaasimaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii nabadsugidda uu ka hayay. Agaasime Xuseen Cism [...]
Wasiirka Wasaaradda degaanka Puntland oo gaaray Burtinle (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda degaanka Puntland oo gaaray Burtinle (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda degaanka Puntland ayaa maanta gaaray Magaaladda Burtinle ,halkaas oo si weyn wadiga wasiirka loogu soo dhawey [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Farmaajo oo Dhagax dhiggay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho (Sawiro)

Farmaajo oo Dhagax dhiggay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka a [...]
Qarax khasaare geeystay oo kadhacay Baydhabo

Qarax khasaare geeystay oo kadhacay Baydhabo

Warar aan ka helayno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in labo qarax oo xooggan ka dhaxeen abaarihii xilliga maqribka. Sida la sheegay qaraxyada aya [...]
1 1,990 1,991 1,992 1,993 1,994 2,819 23904 / 33825 POSTS