Category: Wararka
-
Madaxwayne Farmaajo oo ku cawo bariyay magalaada Marka
Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay ku hoyday magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada hoose, kadib safar aan la shaacin oo shalay uu ku gaaray. Madaxwaynaha ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka ee magaalada, isagoona sidoo kalle la arkayay dhex socda bartamaha magaalada oo shacabka la shaaheenaya. Ciidamada AMISOM iyo militariga dowladda ayaa…
-
Korneel Caarre: “Nuux Ismaaciil Taani waa siduu uga cararay Ceerigaabo … waxaadna arki doontaan Muusoo guriga loogu daatay” (dhegayso)
Korneel Caarre ayaa sheegay in jabhadda kacdoonka Somaliland ay saldhigii labaad ka furatay gobolka Sanaag. Saraakiisha jabhadda waxa kale oo ay ku dhawaaqeen in xafiis siyaasadeed ay ka furayaan caasimadda Puntland ee Garoowe. Shirka jaraa’id ee Korneel Caarre iyo saraakiisha hawlgalada gobolka sanaaga hoos kaga bogo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc3ed6f040100b977220fdd/Caarre_saldhigii+2aad_14+Oct+%2718.mp3
-
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc3e3aa040100b977220f12/SD+Garoowe+By+cXakiin+Xusein+Xassan+15+Oktobar+2018.mp3
-
Shiikh Cabdinur Saleebaan: “Waa in culumadu soo faragaliso doorashada Puntland si looga hortago kuwa aan bixin mushaarkii shaqaalaha” (dhegayso)
Shiikh Cabdinuur Saleebaan Shire oo kamid ah culumada Puntland oo nagu soo booqday Daljir Garoowe ayaa ka dardaarmaya xaaraantinimada laaluushka waqtigan doorashada ee Xildhibaanada Puntland iyo kan Madaxweynaha. Shiikha ayaa kula dardaarmay culumada Puntlad in ay soo faragaliyaan waxa maanta ka socda Puntland, lana keeno dad waddaniyiin ah oo Alle ka baqaya, ummaddana laga ilaaliyo…
-
Warka Arooryo iyo Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Xuseen Xadaari, xarunta Daljir Gaalkacyo. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc3e382040100677a220f0b/Warka+SD_15+octobar+18_xadaari.mp3
-
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos kaga bogo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc393fe02010036a2d4b9f3/CD+Garoowe_cXakiin+Xusein+Xassan_14+Okt+2018.mp3
-
Warka Fiidnimo, Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xuseen Xadaari, kuna sugan xarunta Daljir Gaalkacyo. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc37ba1fd000006b9bf1abc/Warka+Fiidnimo+14+october_xadaari.mp3
-
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 9aad – dhegayso/daawo)
Waa mar kale iyo SHEEKO GAABAN iyo qaybtii lala dhacay, la wada ammaanay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 9aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc3684b0a0100b372bfea6d/009+Guuldarro+jacayl+Qaybta+9-Aad2.mp3 https://youtu.be/4XUMdoBlGIU
-
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye Xigeenka Xasilinta Caasimadda Puntland
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 150 14 Oct 2018 taliye xigeenka Xasilinta Caasimadda dawladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay; Dastuurka Dowladda Puntland. Markuu arkay; Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo. Markuu tixgeliyey: Tala soo jeedinta guddoomiyaha gobolka Nugaal. Wuxuu Xeeriyey. 1. Waxaan…
-
Xukuumadda Soomaaliya Iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxiixday €100 Milyan Oo Lagu Kabayo Miisaaniyadda Dawladda (Sawiro)
Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixsay €100 milyan (Boqol milyan oo Yuuro) oo midawga Yurub si toos ah ugu taageerayo miisaaniyadda dawladda. Heshiiskaan oo lagu saxiixay munaasabad lagu qabtay xafiiska ra’iisul wasaaraha uuna goob joog ka ahaa ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxa uu dhigayaa in midawga yurub ay bangiga…
-
Xulashada Daljir & Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee magaalada Gaalkacyo idinkaga soo jeedinaya wariye Xuseen Xadaari . Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.
-
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay qaraxyadii Baydhabo
Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxyadii shalay kadhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo labaatan qof dad ku dhow ay ku geeriyoodeen. Farmaajo ayaa hay’adaha caafimaadka amray in gurmad loo fidiyo dadka ku dhaawacmay weeraradaasi Al-shabaab ay gaysteen. “Inaa Lillaahi waa inaa Ilayhi raajicuun, waxaan tacsi u dirayaa dhammaan…