Wasiirka Wasaaradda degaanka Puntland oo gaaray Burtinle (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Wasaaradda degaanka Puntland oo gaaray Burtinle (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda degaanka Puntland ayaa maanta gaaray Magaaladda Burtinle ,halkaas oo si weyn wadiga wasiirka loogu soo dhaweyeey. Ujeedka socdaalka Burtinle ee wafdigan ayaa lagu sheegay u kuur galida mshaaric laga hirgaliyeey degaano hoosyimadda degmadda Burtinle. Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso dirtay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc22650040100b96f21d294/Warka_Fiidnimo_cWaaq_Ayaanle+Cabdulaahi+Jaamac_13_Oct_2018.MP3

Maanso laga tirayaay Colaada Tukaraq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Former minister Mohamoud Hashi leads the crocodile tears procession from Burco

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda degaanka Puntland ayaa maanta gaaray Magaaladda Burtinle ,halkaas oo si weyn wadiga wasiirka loogu soo dhaweyeey.

Ujeedka socdaalka Burtinle ee wafdigan ayaa lagu sheegay u kuur galida mshaaric laga hirgaliyeey degaano hoosyimadda degmadda Burtinle.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso dirtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: