Site icon Radio Daljir

Wasiirka Wasaaradda degaanka Puntland oo gaaray Burtinle (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda degaanka Puntland ayaa maanta gaaray Magaaladda Burtinle ,halkaas oo si weyn wadiga wasiirka loogu soo dhaweyeey.

Ujeedka socdaalka Burtinle ee wafdigan ayaa lagu sheegay u kuur galida mshaaric laga hirgaliyeey degaano hoosyimadda degmadda Burtinle.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso dirtay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc22650040100b96f21d294/Warka_Fiidnimo_cWaaq_Ayaanle+Cabdulaahi+Jaamac_13_Oct_2018.MP3?_=1
Back to Home page