Category: Wararka

1 1,901 1,902 1,903 1,904 1,905 2,819 22836 / 33825 POSTS
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso maanta idinkaga soo jeedinay [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha  ee radio Daljir iyo wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir  ee Bosaaso kasoo jeedinaya [...]
Maxkamad ku taala Muqdisho oo xukun ku riday wasiir katirsanaa dowladda

Maxkamad ku taala Muqdisho oo xukun ku riday wasiir katirsanaa dowladda

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u fariisatay garmaqalka wasiir kuxigeenkii arrimaha dibadda ee dowladda faderaalka Soomaaliya Muqtaar Mahad Daa’uud, [...]
Madaxwayne ka tanaasulay dhalashadiisii Britishka

Madaxwayne ka tanaasulay dhalashadiisii Britishka

Madaxwaynaha Ciraaq Berhaam Saalix ayaa ka tanaasulay dhalashadiisii Britishka, isagoo fulinaya sharciga dalkiisa ee dhigaya madaxwaynaha inuu wadan b [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo da [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo kulan bulsho ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe (Sawiro)

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo kulan bulsho ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali xaaji warsame oo waayahaan socdaalo ku marayey gobaladda iyo degmooyinka Puntland ayaa caawa kulan bala [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, [...]
Dowladda Mareykanka oo shaacisay siyaasaddeeda Afrika

Dowladda Mareykanka oo shaacisay siyaasaddeeda Afrika

John Bolton, lataliyaha Madaxweyne Trump ee dhanka ammaanka qaranka, ayaa laba maalmood kahor shaaciyey siyaasadda dowladda Mareykanka ee Afrika. Siya [...]
1 1,901 1,902 1,903 1,904 1,905 2,819 22836 / 33825 POSTS