Category: Wararka

  • Xabsiga Godka Jilicow ee Muqdisho oo la xiray

    Xabsiga Godka Jilicow ee Muqdisho oo la xiray

    Wasiirka amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqsdisho maanta sheegay in la xiray xabsiga Godka Jilicow. Wasiirka amniga ayaa sheegay xabsiga in loo xiray sababo la xiriira inay ka cawdeen hay’adaha xuquuqda aadanaha iyo shacabka Soomaaliyeed. Waxaa uu sheegay xabsiga…

  • Musharixiinta Koonfur Galbeed oo khudbadahooda jeedinaya (dhegayso)

    Musharixiinta Koonfur Galbeed oo khudbadahooda jeedinaya (dhegayso)

    Musharixiinta doorashada madaxwayne ee Koonfur Galbeed ayaa maanta bilaabay soo bandhigga wax qabadkooda haddii ay ku guulaystaan doorashada Koonfur Galbeed ee maalmo ay ka harsanyihiin. Doorashada Koonfur Galbeed ayaa waxaa ku loolamaya kudhowaad toban musharax, waxaana ay dowladda ay xirtay Mukhtaar Roobow oo ka mid ahaa aasaayaashii Al-shabaab, kaasi oo ka mid ahaa musharixiinta madaxwaynaha…

  • Maxaad kala socotaa shirka Xalane iyo dadaalada loogu jiro siidaynta Roobow ? (Akhirso )

    Maxaad kala socotaa shirka Xalane iyo dadaalada loogu jiro siidaynta Roobow ? (Akhirso )

    Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Xalane waxaa ka socda shir xaasaasi ah oo looga arinsanayo siidaynta Muqtaar Roobow . Shirka waxaa ka qeyb galay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Safiirka UK, Safiirka Turkey, Safiirka Jabuuti Urur goboleedka IGAD, Midowga Yurub iyo  qaar kamid ah  lataliyaasha dowladda ee danka Amniga.   Wararka uu helayo radio Daljir ayaa…

  • Waa imisa tirada ciidamada milatariga  Soomaaliya ee dowladda u diiwaan gashan? (Akhriso )

    Waa imisa tirada ciidamada milatariga Soomaaliya ee dowladda u diiwaan gashan? (Akhriso )

    Dowladda Soomaaliya ayaa qorshaynaysa in ciidamada Milatariga ee Soomaaliya ay kala wareegaan amniga gobolada koonfureen ciidanka AMISOM ee Nabad ilaalinta ujooga Soomaaliya sanadka 2020ka  . Wadamada  Turkiga , Suudaan ,  Masar , Uganda  ayaa  Soomaaliya u soo taba baray qaar kamid ah ciidamada dowladda ee loo qorsheeyay amniga dalka in ay lawareegaan.   Lataliyaha madaxweynaha…

  • Xaalada magaalada Baydhabo oo saaka degan

    Xaalada magaalada Baydhabo oo saaka degan

    Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in maanta magaalada ay degantahay kadib sadax maalmood uu ka socday dibad bax looga soo hor jeeday xariga Muqtaar Roobow . Ciidamada amniga oo kaashanaya milatariga Itoobiya ayaa ku guulaystay in kala eryaan dadkii dibad baxa dhigayay waxaana lagu soo waramayaa  in ku…

  • Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Amiirka Qatar oo kulmay

    Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Amiirka Qatar oo kulmay

    Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xaamid, waxaana kulanka oo kadhacay magaalada  Dooxa looga wada  hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar iyo dhinacyada horumarinta. “Kulankan wuxuu ahaa mid faa’iido leh oo miro leh, Waxaan u mahad celinayaa Dawlada Qatar iyo hoggaakeeda doorka…

  • Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c15c19704010034f72c47a4/S+D+Garoowe+By+cXakiin+Xusein+Xassan+16+DEC+2018.mp3

  • Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

    Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir Caabudwaaq. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c15c0e0010100db544906a7/Warka+S%2BD_cWaaq_Ayaanle+Cabdulaahi+16+Dec+2018.mp3

  • RSF calls for Puntland policeman’s arrest for trying to murder journalist

    RSF calls for Puntland policeman’s arrest for trying to murder journalist

    Reporters Without Borders (RSF) calls on the authorities in Somalia’s semi-autonomous northeastern region of Puntland to immediately arrest the police officer who fired a shot at a radio station director in the port city of Bosaso on 9 December and to punish the two soldiers who threatened to kill the same journalist three days after.…

  • Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 20aad – dhegayso/daawo)

    Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 20aad – dhegayso/daawo)

    Waa mar kale iyo SHEEKO GAABAN iyo sheekadii lala dhacay oo la wada ammaanay. Hoos kaga bogo Taxanaha 20aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c0018de0a01009aafc859be/020+Guuldarro+jacayl+Qaybta+20+Aad2.mp3

  • Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 19aad – dhegayso/daawo)

    Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 19aad – dhegayso/daawo)

    Waa mar kale iyo SHEEKO GAABAN iyo sheekadii lala dhacay oo la wada ammaanay. Hoos kaga bogo Taxanaha 19aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c001871fd00003628c76ae0/019+Guuldarro+jacayl+God+qaybta+192.mp3

  • Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qayb Galay Madasha Dooxa (Daawo)

    Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qayb Galay Madasha Dooxa (Daawo)

    Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa dalka Qatar uga qayb galay madasha sannadlaha ee Dooxa. Ra’iisul wasaaraha ayaa madasha ka sheegay in ay muhiim tahay in adduunyadu garaawsato in Soomaaliya ay kasoo gudubtay dhibaatooyinkii badnaa xilligaanna ay mudantahay in loola dhaqmo dal u diyaarsan in uu ka qayb gaato horumarinta caalamka.…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com