Category: Wararka
-
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir Caabudwaaq. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c15c0e0010100db544906a7/Warka+S%2BD_cWaaq_Ayaanle+Cabdulaahi+16+Dec+2018.mp3
-
RSF calls for Puntland policeman’s arrest for trying to murder journalist
Reporters Without Borders (RSF) calls on the authorities in Somalia’s semi-autonomous northeastern region of Puntland to immediately arrest the police officer who fired a shot at a radio station director in the port city of Bosaso on 9 December and to punish the two soldiers who threatened to kill the same journalist three days after.…
-
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 20aad – dhegayso/daawo)
Waa mar kale iyo SHEEKO GAABAN iyo sheekadii lala dhacay oo la wada ammaanay. Hoos kaga bogo Taxanaha 20aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c0018de0a01009aafc859be/020+Guuldarro+jacayl+Qaybta+20+Aad2.mp3
-
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 19aad – dhegayso/daawo)
Waa mar kale iyo SHEEKO GAABAN iyo sheekadii lala dhacay oo la wada ammaanay. Hoos kaga bogo Taxanaha 19aad ee Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c001871fd00003628c76ae0/019+Guuldarro+jacayl+God+qaybta+192.mp3
-
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qayb Galay Madasha Dooxa (Daawo)
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa dalka Qatar uga qayb galay madasha sannadlaha ee Dooxa. Ra’iisul wasaaraha ayaa madasha ka sheegay in ay muhiim tahay in adduunyadu garaawsato in Soomaaliya ay kasoo gudubtay dhibaatooyinkii badnaa xilligaanna ay mudantahay in loola dhaqmo dal u diyaarsan in uu ka qayb gaato horumarinta caalamka.…
-
Puntland oo Mashaaric hormarineed ka fulinaysa degaano gobalka Nugaal ka tirsan (dhegayso/sawiro)
Wasiiru dawlaha Madaxtooyada ahna Afhayeenka dawlada Cabdullaahi Maxamed Jaamac ((Quranjcel)) ayaa degaanka farjano oo Qiyaastii Degmada burtinle 15KM kaga beegan Dhinaca Koonfureed geeyey Koox Engeero ah oo qiimeyn ah ku sameyn doona goob laga Taagi doono Riig biyahaha soo saaro,kaas oo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas uu uu degaankas Amray in laga fuliyo.. Wasiir…
-
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos kaga bogo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c15684e0a01003741ca4a2d/C+D+Garoowe+By+cXakiin+Xusen+Xassan+15+2018.mp3
-
Farmaajo Xidhibaano Tageersan oo 10 Qodobo Kaso saaray Mooshinka (Daawo)
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee taagersan Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta kulan dhoolatus ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka Xildhibaanada goobjooga aheyd lagu qiyaasay inay gaarayaan illaa 135 Xildhibaan. Xildhibaanada ka hadlay kulanka ayaa waxay ka soo horjeesteen Mooshinka laga keenay Madaxweynaha, kaasoo 9-kii bishan uu qabtay Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
-
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso/daawo)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c15383e020100f787def0f2/Warka+Fiidnimo_cWaaq_Ayaanle+Cabdulaahi+Jaamac_15_Dec_2018.MP3
-
Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya oo Si Qoto-Dheer u Sharaxay Muhiimadda uu Isbeddelka Gobalku u Lee Yahay Somaliya
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Faderaalka ee Somaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar), ayaa si faah-faahsan uga hadlay muhiimadda uu Somaliya u lee yahay Isbeddelkii dhawaan ka curtay guud ahaan Geeska Afrika ee ay hormuudka u tahay dawladda Itoobiya, waxaana uu sheegay in isbeddelkaasi uu Somaliya u soo kordhinaayo danno dhaqaaale oo aad u ballaadhan isaga…
-
Faysal Cali Waraabe: ” Waa Cambaraynaynaa Xariga Sheekh Mukhtaar Roobow ,shanta somaalina waa isu furantahay” (Daawo)
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda Magaaladda Baydhabo iyo Xariga Mukhtaar Roobow oo horey uga tirsana Ururka Alshabaab imikana kamid ah Musharrixinta Madaxtinimadda Maamulka Koonfur Galbeed. Faysal Cai Waraabe ayaa ugu horeyn sheegay inay Cambaraynayaan Xariga Roobow,isago sido kale ugu baaqay shacabka Magaaladda Baydhabo inay is dajiyaan.…
-
Madaxweynha Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 15 December 2018 waxaa uu Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley Beeldaajiyaha Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi iyo wafti balaadhan oo uu hogoaaminayey. Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi iyo wafti balaadhan oo uu…