Category: Wararka

1 1,854 1,855 1,856 1,857 1,858 2,823 22272 / 33874 POSTS
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Daawo)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Daawo)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenya [...]
(Sawiro) Qaraxii Bosaaso iyo qaabkii looga hor tagay

(Sawiro) Qaraxii Bosaaso iyo qaabkii looga hor tagay

Ciidamad amnga PSFta ee Puntland ayaa ku guulaystay in ay fur furaan Qarax wayn oo ay Al-shabaab rabtay in ay ku xasuuqdo shacabka Bosaaso , kaas oo l [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa fashiliyay Qarax miino oo xalay lagu aasay bartamaha suuqa wayn ee magaalada Bosaaso . Qaraxan ayay shee [...]
Taliska Booliska oo Saraakil u xiray Falal amni darro

Taliska Booliska oo Saraakil u xiray Falal amni darro

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in illaa 30 Saraakiil ay u xiran yihiin fal dambiyeedyo kala duwan, kuwaasoo ku jira Xabsiga Dhexe ee Xamar [...]
Ciidamadda NISA oo Gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

Ciidamadda NISA oo Gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

Ciidamada NISA ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sarkaal ka tirsan Amniyaadka Al-Shabaab, kaddib howlgal maaliniamdii shalay ka fuliyeen magaalada [...]
Madaxwaynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka oo kulan labaad yeelanaya

Madaxwaynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka oo kulan labaad yeelanaya

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shir madaxeedkii labaad la yeelanaya dhammaadka bisha February madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi  Kim Jong [...]
Ciidamada Suudaan oo rasaas ku furay dad tacsi ka qaybgalayay

Ciidamada Suudaan oo rasaas ku furay dad tacsi ka qaybgalayay

Booliska Suudaan ayaa rasaas nool ku furay dad ku baroor diiqayay guriga mid ka mid ah dibadbaxayaasha dalkaasi oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray [...]
Shan Qof oo loo Xiray Weraarkii Hoteel DusitD2 Nairobi

Shan Qof oo loo Xiray Weraarkii Hoteel DusitD2 Nairobi

Booliska Kenya ayaa aqoonsaday mid ka mid ah raggii isku qarxiyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi [...]
Kooxda Alshabaab oo werarary Deegaanka Baar-Sanguuni

Kooxda Alshabaab oo werarary Deegaanka Baar-Sanguuni

Saakay aroortii hoe ayaa rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku qaareen saldhig Ciidamada Dowladda Soomalaiya iyo kuwa Jubbaland ay ku [...]
Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xaa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
1 1,854 1,855 1,856 1,857 1,858 2,823 22272 / 33874 POSTS