Madaxwaynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka oo kulan labaad yeelanaya

Madaxwaynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka oo kulan labaad yeelanaya

Madaxwaynaha Mareykanka Trump ayaa ka sheegay shir madaxeedkii June in khatarta Nuclearka ay haysatay Kuuriyada Waqooyi uu dhamaaday.

Sanders ayaa sheegtay in ay sii wadayaan hormarka laga gaaray in Nuclearka laga caaganooda, wada hadalada ay kula jiraan xukuumadda Kuuriyada Waqooyi ay sii wadayaan, iyadoo cunaqabataynta ay jirto wali.

Kulanka Trump iyo ergayga Kuuriyada Waqooyi ayaa qayb ka ah wada xaajood ay yeesheen xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo iyo wakiilka gaarka ah ee Mareykanka ee Kuuriyda Waqooyi Stephen Biegun, kaasi oo wadada loogu gogol xaarayay kulanka labada hogaamiye.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com