Category: Wararka
-
Madaxda Dowladda Federaalka oo calameesarka Madaxweyne Laftagaren ka qayb galaysa
Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,halkaasi oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin heer Qaran iyo heer dowlad Goboleed. Amaanka magaalada Baydhabo ayaa siweyn loo adkeeyey waxaan wadooyinka iyo xaafadaha qaar la dhigay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowladda Soomaaliya iyo…
-
Midowga Afrika oo ka hadlay Weraarkii Nairobi
Ururka Midowga Afrika ayaa war kasoo saaray weerarka wali ka socda Magaalada Nairobi ee ay qaadeen Ururka Al-Shabaab. Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Muusa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku yaalla galbeedka Nairobi. Appalled by news of the attack on innocent people in #Nairobi today. The AU stands in solidarity and…
-
Wararkii Ugu dambeyeey ee Khasaaraha Weraarkii Nairobi
Inta la xaqiijiyay 16 qof ayaa ku dhimatay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen dhismo ay ku yaalleen xafisyo dhowr ah Magaalada Nairobi. Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in dad sidoo kale weerarka ay ku dhaawacmeen dad ka badan 30 qof. Weerarka ayaa waxaa sheegtay mas’uuliyiiddiisa ururka Al Shabaab ee ka dagaallama dalka Soomaaliya, waxaana…
-
Dowladda Somaaliya oo Warsaxafadeed kasoo saartay werarkii Nairobi
War-saxaafadeed ka Soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka lala beegsaday DusitD2 hotel ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. “Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah waxa uu daaha ka qaadayaa mar kale wejiga xun ee argagaxisada” ayaa lagu yiri…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar dal iyo dibad naga soo gaaray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c3e8d94010100bbe24f9269/SD_MCI+16%2CJanu%2C2019%2CBosaso.mp3
-
Maxamed Cabdirisaaq: Faahfaahin sida weerarka hoteelka Nairobi ku biloowday (dhegayso)
Wararkii ugu danbeeyey ee weerarka Nairobi ayaa dowladdu sheegtay in meydka la tiriyey uu hadda gaaray 15. Tirada dhaawaca illaa iyo hadda lama shaacin. Dadka dhintay ayaa safaaradda Mareykanku sheegtay in uu ku jiro qof muwaadin Mareykan ah. Weerarka maanta ee hoteelka DusitD2 waxaa sheegtay kooxda Al-shabaab, waana weerarkii labaad ee Nairobi tan iyo weerarkii…
-
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c3e8d5b010100e5e24f925a/Warka%2CSubaxnimo%2CXuseenmadar%2C16%2CJanuary%2C2019.mp3
-
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Wararka caawa waxaa ugu horreeya weerarka Nayroobi iyo wararkii ugu danbeeyey. Hoos ka dhegayso Caawa & Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c3e2e19020100a815e66acf/CD+MCI+BSSO+15+jan+2018.mp3
-
Wararkii ugu dambeyeey weerarkii Nayroobi, Xaaf oo ka badbaaday & Shabaab oo sheegatay (dhegayso | daawo)
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c3e11bb020100bf14e665b1/War+Fiidnimo+Xasan+Heykal+Bosaaso+Talaado+15-1-219+.mp3
-
Howlgabki Ciidanka Puntland oo Xuquuq sheegay inay kaga maqantahy Madaxweynihi hore PL Gaas (dhegayso)
Dadka howlgabka ah ee ka tirsan ciidamada Booliska Puntland kuna mudaysnaa Xafiiska Daryeelka bulshada ,ayaa sheegay in dowladdii hore ee uu hogaamniyay Madaxweyne C/wali Gaas ay kaga maqan tahay xuquuqdii ay kulahaayeen mudo 2 sano ah . Hadaba sidee ku dhacday arintan ? wariye Xasabn Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c3e00ad04010049c533a1ce/warbixinta+Bosaaso+heykal+.mp3
-
ICC oo sii daysay Madaxweynihii Xasuuqa Geeystay ee Laurent Gbagbo (Daawo)