Category: Wararka

1 1,843 1,844 1,845 1,846 1,847 2,819 22140 / 33825 POSTS
Guddiga caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo ka hadlay Madaxda ka qayb galaysa  Garoowe (dhegayso)

Guddiga caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo ka hadlay Madaxda ka qayb galaysa Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Haweenka Puntland ee sagaalka Gobal ee Puntland khadro warsame oo Waraysi gaar ah siisay Radio daljir maanta ayaa ka haddashay qaban qaab [...]
Wejigii 1-aad ee dib u hesiisiinta K/Galbeed oo la soo geba gebeeyey

Wejigii 1-aad ee dib u hesiisiinta K/Galbeed oo la soo geba gebeeyey

Munaasabad ballaaran oo lagu soo geba gebeynayay wejigii koowaad ee dib u heshiisiinta K/Galbeed iyo taageeridda maamulka cusub ayaa xalay lagu qabtay [...]
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la Kulmay Danjiraha Cusub ee Dowladda Masar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la Kulmay Danjiraha Cusub ee Dowladda Masar

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku soo dhaweeyay Danjiraha Cusub ee Dowladda Masar [...]
Khilaaf xooggan oo ka dhextaagan madaxda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Khilaaf xooggan oo ka dhextaagan madaxda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Khilaaf ayaa soo kala dhex galayo dowlad deegaanka Soomaalida iyo dowladda Federaalka Itoobiya, taasoo dhalisay degenaansho la’aan siyaasadeed oo laga [...]
Mareykanka iyo Venezuala oo xiisaddoodo gaartay meeshii u saray, kadib

Mareykanka iyo Venezuala oo xiisaddoodo gaartay meeshii u saray, kadib

  Madaxwaynaha Venezuela ayaa amray in dib loo eego xiriirka diblomaasiyadeed ee wadankiisa kala dhaxeeya dowladda Mareykanka, kadib markii uu [...]
Ciidamada dalka Zimbabwe oo lagu eedeeyey inay gaysanayaan tacadiyo dadka shacabka ah

Ciidamada dalka Zimbabwe oo lagu eedeeyey inay gaysanayaan tacadiyo dadka shacabka ah

Koox u ololaysa xuquuqda aadanaha oo ay dowladda Zimbabwe ay magacowday ayaa ku eedeeyey ciidamada dowladda inay jirdil iyo tacadiyo u gaysanayaan dad [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Maxaad kala socotaa hormarka ka socda magaalada Gaalkacyo (sawiro)

Maxaad kala socotaa hormarka ka socda magaalada Gaalkacyo (sawiro)

Tan iyo markii loo magacaabay Duqa KMG ah ee Magaaladda Gaalkacyo Nabadoon Yaasin Cabdisamad waxaa Gaalkacyo laga bilaabay samaynta laamiyo cusub oo d [...]
Dowladda Somaaliya oo Dacwad u Gudbisay kenya sababtu maxay tahay?

Dowladda Somaaliya oo Dacwad u Gudbisay kenya sababtu maxay tahay?

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa cambaareysay burburinta soo noqnoqotay ee loo geysanayo xarumaha shirka [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso|daawo)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso|daawo)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaw [...]
1 1,843 1,844 1,845 1,846 1,847 2,819 22140 / 33825 POSTS