Guddiga caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo ka hadlay Madaxda ka qayb galaysa  Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo ka hadlay Madaxda ka qayb galaysa Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Haweenka Puntland ee sagaalka Gobal ee Puntland khadro warsame oo Waraysi gaar ah siisay Radio daljir maanta ayaa ka haddashay qaban qaab

Shirweyne looga hadlayo Xaaladda Gobalka Gedo ayaa dhawaan ka furmi doona Garbaaharey
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
JIGJIGA: HOOYO UMADDA SOOMAALIYEED KA CODSATEY IN LAGU GARAB ISTAAGO SIDII AY ULA TACAALI LAHEYD CAAFIMAADKA WIILKEEDA (DAAWO)

Guddoomiyaha Haweenka Puntland ee sagaalka Gobal ee Puntland khadro warsame oo Waraysi gaar ah siisay Radio daljir maanta ayaa ka haddashay qaban qaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa.

Khadro ayaa sheegtay in 26 bishan oo ku beegan sabtida ay dhacayso caleemasaarka Madaxweynaha Cusub siciid Cabdulaahi deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash,waxayna sheegtay in madax farabaddan ay ka qayb gali donaan caleemasarka Deni iyo ku xigeenkisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: