Site icon Radio Daljir

Guddiga caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo ka hadlay Madaxda ka qayb galaysa Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Haweenka Puntland ee sagaalka Gobal ee Puntland khadro warsame oo Waraysi gaar ah siisay Radio daljir maanta ayaa ka haddashay qaban qaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa.

Khadro ayaa sheegtay in 26 bishan oo ku beegan sabtida ay dhacayso caleemasaarka Madaxweynaha Cusub siciid Cabdulaahi deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash,waxayna sheegtay in madax farabaddan ay ka qayb gali donaan caleemasarka Deni iyo ku xigeenkisa.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c482f77010100273050f0ee/Waraysi+Khadra+Warsame+Jamac+Gudomiyaha+Hawenka+Sagalka+Gobol+Ee+Puntland.mp3?_=1

Exit mobile version