Category: Wararka

1 1,772 1,773 1,774 1,775 1,776 2,823 21288 / 33868 POSTS
Soo dhaweynta Khayre oo laga dareemayo kismaayo (Sawiro)

Soo dhaweynta Khayre oo laga dareemayo kismaayo (Sawiro)

Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay laga dareemayay qaban qaabada soo dhaweynta wafdi uu hoggaaminayo Ra’ [...]
Gabar somaliyeed oo Kuwayt ku dishay walaalkeed

Gabar somaliyeed oo Kuwayt ku dishay walaalkeed

Wargeyska maalinlaha ee Al-anbaa ee ka soo baxa caasimadda dalkaasi ee Kuwait City ayaa qoray in Haweeney Soomaali ah la soo taagay Maxkamadda Dembiy [...]
Xasan Jabhad: “Waa nala haystaa nala gumeystaa halgan baa nagu waajiba … Mustafe asna carada ha ka koro oo dadka ha hoggaamiyo” (dhegayso)

Xasan Jabhad: “Waa nala haystaa nala gumeystaa halgan baa nagu waajiba … Mustafe asna carada ha ka koro oo dadka ha hoggaamiyo” (dhegayso)

Aqoonyahan Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad” ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay dagaallo muddooyinkaan ka socday gobolka So [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka daadih [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, [...]
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo La kulmay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda UNICEF

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo La kulmay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda UNICEF

Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka tirsan Hay'adda UNICEF oo ay hog [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe. http://ze [...]
Dowladda oo ka hadashay diyaaradii ku burburtay Itoobiya

Dowladda oo ka hadashay diyaaradii ku burburtay Itoobiya

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shacabka iyo Dowladda Federaalka Itoobiya uga tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalkaasi Itoobiy [...]
Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Kusoo dhowaada barnaamijka Maanka Dadwaynaha oo ah barnaamij uu soo diyaariyo wariyaheena Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic, kaasi oo looga hadlo xaalada [...]
Madaxweyne Deni oo badalay magacii wasaarada arrimaha gudaha

Madaxweyne Deni oo badalay magacii wasaarada arrimaha gudaha

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 12 Maarso 10, 2019, kaga bedelay magacii hore ee Wasaaradda Arr [...]
Agaasime Koofi oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Sawiro)

Agaasime Koofi oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Sawiro)

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Kofi) oo uu wehliyo Ku xigeenkiisa Mudane Xasan Cabdulq [...]
1 1,772 1,773 1,774 1,775 1,776 2,823 21288 / 33868 POSTS