Category: Wararka
-
Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo ka hadlay geeridii Wasiir xoosh jabriil (Daawo)
-
Maamulka degmadda Garoowe iyo Hay’adda Islamic Relief oo iska kaashanaya Caaawinta dadku abuuru sameyeen (Daawo)
-
Faahfaahin: Mid Kamid ah Waxgaradka Gobalka Bari oo Boosaaso lagu dilay (Daawo)
-
kenya oo soo bandhigtay xarun lagu tababari jiray Alshabaab
Boliiska Degmada, Ngombeni, ayaa Jimcaha Maanta ah weerar ku qaaday Guri ku yaalla degaanka , Kwale, halkaas oo ay tababar ku qaadan jireen xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Guriga ay baaritaanka ku sameeyeen Boliiska Kenya ayaa waxaa laga helay , waxyaabaha qarxa, Tuutaha Ciidamada, Mindiyo, Aaladaha lagu Feertamo, Sanaaddiiq ay ku jiraan Kitaabbo, qoraallo Diini…
-
Duqayn laga fuliyeey qaybo kamid ah gobalka shabeelaha dhexe
Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in howlgal isugu jira duqeyn iyo weerar toos ah lagu qaaday deegaanka Gamboole oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe. Duqeynta ayaa la sheegay in lala beegsaday dhismooyin ay degenaayeen maleeshiyaadka Alshabaab iyadoo sagaal gantaal oo lagu dhuftay dhismooyinkaas. Duqeynta kadib ayaa la sheegay in ay ciidamo…
-
Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyay dilkii Suldaan Bashiir Muuse Koonte
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dilkii maanta Bosaaso loogu gaystay Suldaan Bashiir Muuse Koonte . Madaxweynaha ayaa laamaha amniga waxa uu faray in ay soo qabtaan Ninkii dika gaystay . Akhriso.
-
Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka Tacsiyeeyay geerida Wasir Xoosh
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida kutiid Allaha unaxariistee Wasiirkii dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ku geeriyooday magaalada Dubai. Sidookale dadka ka tacsida diraya waxaa kamid ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,kuxigeenkiisa iyo Guddoonka labada aqal ee baarlaaanka Soomaaliya . Allaha unaxariistee Wasiirka ayaa waxaa ku soo…
-
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c8256b8020100a7c2016d3d/Warka%2CDuhurnimo%2CXuseenmadar%2C08%2CMarch%2C2019.mp3
-
Xubno iyo Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Shabeelaha dhexe
Waxa ay faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxaysaa weerar xalay ciidamada Danab ee sida gaarka ah utababaran ee dowladda Soomaaliya ay ku qaadeen xero ku taalay Tuulada Gamboolde ee gobolka Shabeelaha dhexe oo ay Al-shabaab ku sugnaayeen. Weerarkan ayaa waxaa loo adeegsaday laba diyaaradood oo ah nooca qumaatiga ukaca, waxaana ciidamada dowladda ka…
-
MAANHADAL: Cabashada Kaluumaysatada Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doona cabashada kaluumaysatada Bosaaso iyo go,aankii dowladda ay uga rartay Suuqii kaluunka . Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka kasoo jeedinaya Xarunta…
-
Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta
Allaha unaxariisree waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Dubai ee Dalka isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Sida ay Daljir wararka ku helayso Allaha unaxariistee Wasiirka ayaa waxa uu ugeeriyooday xanuun mudooyinkii udabeeyay uu la jiifay Isbitaal ku yaala magaalada Dubai.
-
Wacaal darey ah: Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo Bosaaso lagu dilay
Allaha unaxariistee waxaa goor dhawayd magaalada Bosaaso lagu dilay Suldaan Bashiir Muuse koonte oo kamid ahaa Isimada Puntland ugu fir fircoon . Suldaanka ayaa waxaa lagu dilay gudaha Masjidka Mubaarig ee xaafada Laanta Hawada xiligii salaada Jicaha lagu guda jiray waxaana toogtay kooxo baastoolado ku hubaysan kuwaas oo durbadiiba goobta isaga baxsaday. lam oga ilaa…