Category: Wararka

1 1,690 1,691 1,692 1,693 1,694 2,819 20304 / 33825 POSTS
Xukuumadda Oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Xukuumadda Oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Muqdisho; Khamiis, May 02, 2019 -- Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel ma [...]
Bosaso iyo ganacsiga bilaha xagaaga (daawo warbixin)

Bosaso iyo ganacsiga bilaha xagaaga (daawo warbixin)

https://www.facebook.com/RDaljir/videos/461788097898997/   https://www.youtube.com/watch?v=7nf5JAIpNJ4&t=1s [...]
Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso? (daawo)

Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso? (daawo)

Taliyaha ciidamada booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse ayaa ka hadlay gadood ay saakay subaxnimadii hore ka sameeyeen magaalada Bosaso ciidamo kat [...]
Waxgaradka gobolada dhexe oo madaxwaynaha Puntland farriin usoo diray (dhegayso)

Waxgaradka gobolada dhexe oo madaxwaynaha Puntland farriin usoo diray (dhegayso)

Suldaan Beyle Cabdicasiis Cumar Daad Suldaan Beyle oo kamid ah waxgaradka Gobaladda dhexe ayaa ka hadlay shirka lagu qabanayo Magaaladda Garoowe ee DF [...]
Madaxwaynaha Puntland oo mar kalle ka hadlay shirka qaran ee ka furmaya Garoowe (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo mar kalle ka hadlay shirka qaran ee ka furmaya Garoowe (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Denni ayaa sheegay inuu meel wanaagsan marayo qabanqaabada shirka wadatashiga ee ay isugu imaanayaan xubnaha d [...]
Madaxwayne Deni “Hooyadu inay qarin waxa gabadheeda lagu sameeyey waa horumar la gaaray” (dhegayso)

Madaxwayne Deni “Hooyadu inay qarin waxa gabadheeda lagu sameeyey waa horumar la gaaray” (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa guul iyo horumar ku tilmaamay inay hooyooyinka ay qarin tacadiyada kufsiga ee soo badanaya, [...]
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaama [...]
Madaxwayne Farmaajo oo dhambaal usoo diray ardayda imtixaanka shahaadiga u fadhida (sawiro)

Madaxwayne Farmaajo oo dhambaal usoo diray ardayda imtixaanka shahaadiga u fadhida (sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi ayaa boggaadiyey sida ay kusoo dhammaadeen Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose i [...]
Biyo la’aan daran oo kajirta gobolka Gardafuu, ceelashii oo xumaaday (dhegayso)

Biyo la’aan daran oo kajirta gobolka Gardafuu, ceelashii oo xumaaday (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Gardafuu Puntland Maxamud Axmed Caynab oo waraysi siiyay warbaahinta Daljir ayaa sheegay abaar raagtay inay kajirto gobolka oo dh [...]
Mareykanka oo u aarguday askari looga dilay Soomaaliya

Mareykanka oo u aarguday askari looga dilay Soomaaliya

Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay inay u aargudeen askari Mareykan ah oo Al-shabaab ay sanadkii 2018kii ku dishay Soomaaliya gaar ahaana de [...]
Ciidamo katirsan Puntland oo ku gadooday Bosaso

Ciidamo katirsan Puntland oo ku gadooday Bosaso

Ciidamo katirtsan booliska birmadka Puntland ayaa maanta subaxnimadii hore ku horgadooday bandhiga dhexe ee magaalada Bosaso. Ciidamadan oo ka caba [...]
Madaxwaynaha Dowladda dhexe iyo madaxda dowlad goboleedyada oo Garowe kusoo wajahan

Madaxwaynaha Dowladda dhexe iyo madaxda dowlad goboleedyada oo Garowe kusoo wajahan

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa waxaa loo balansanyahay maalinta Sabtida ee 4ta taariikhdu ku beegantahay inuu kafurmo shirka wadatashig [...]
1 1,690 1,691 1,692 1,693 1,694 2,819 20304 / 33825 POSTS