Ciidamo katirsan Puntland oo ku gadooday Bosaso

HomeWararka

Ciidamo katirsan Puntland oo ku gadooday Bosaso

Ciidamo katirtsan booliska birmadka Puntland ayaa maanta subaxnimadii hore ku horgadooday bandhiga dhexe ee magaalada Bosaso. Ciidamadan oo ka caba

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Ufeyn Sare fkf Eyl Sare iyo waliba …
Maxay ka wada hadleen Qoorqoor & Danjiraha Shiinaha ee Dalka Soomaaliya?
Warka Caweysin iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidamo katirtsan booliska birmadka Puntland ayaa maanta subaxnimadii hore ku horgadooday bandhiga dhexe ee magaalada Bosaso.

Ciidamadan oo ka cabanayay mushaar la’aan muddo bil ah ayaa rasaas riday, waxaana markii dambe la hadlay saraakiil sare oo katirsan ciidamada oo ku qanciyay inay xuquuqdooda helayaan oo ay joojiyaan gadoodka.

Cabashada mushaar la’aanta ciidamada ayaa sanadihii lasoo dhaafay caadi ka noqday Puntland, iyadoo miisaaniyadda ugu badan ee dowladdana uu yahay qarashaadka ammaanka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: