Bosaso iyo ganacsiga bilaha xagaaga (daawo warbixin)

Bosaso iyo ganacsiga bilaha xagaaga (daawo warbixin)

Bosaso iyo ganacsiga xagaagaMagaalada Bosaso oo ah magaalo xeebeed saaran Badda Cas, sida ay caanka ku yihiin magaalooyinka Badda Cas kulaala waxaa bilaha qaarkood kajira kul daran iyo kulayl, gaar ahaana bilaha 5aad, 6,aad, 7aad , 8aad iyo 9,aad.Shacabku bilahaasi waxa ay aad u isticmaalaan cabitaanka, waxaana bata mehradaha cabitaanka lagu shiido.Haddaba Xassan Heykal ayaa maanta suuqa booqday oo warbixintan ka sameeyey diyaar garowga ganacsiga xagaaga.

Posted by Radio Daljir on Thursday, May 2, 2019

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com