Category: Wararka

1 1,691 1,692 1,693 1,694 1,695 2,825 20316 / 33895 POSTS
Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko

Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko oo xalay ku geeriyoodey ma [...]
Maamulka degmada Ufayn oo qaylo dhaan diray (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn oo qaylo dhaan diray (dhegayso)

Wariyaheena Hodan Sulub Diini ayaa waraysatay guddoomiye kuxigeenka degmada Ufayn Abshir Shire Axmed.   https://soundcloud.com/user-9958782 [...]
Fadliga Soonka Bisha Ramadaan iyo Sheekh Cabdirisaaq Cali Shirwac (dhegayso)

Fadliga Soonka Bisha Ramadaan iyo Sheekh Cabdirisaaq Cali Shirwac (dhegayso)

Maanta guud ahaanba dunida mulimka ayaa waxaa la xirtay maalinta koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan oo ahayd bishii quraanku soo degay, sidoo kal [...]
Fuustada biyaha oo gaartay $300 Bareedo iyo deegaamada hoosyimaada (dhegayso)

Fuustada biyaha oo gaartay $300 Bareedo iyo deegaamada hoosyimaada (dhegayso)

Biyo la'aan ka dhashay abaarta ayaa kajirta deegaamo katirsan Gardafu Puntland, waxaana ka mid ah meelaha ugu daran degmada Bareeda. Abshir Axmed M [...]
Puntland oo 21-sano kadib aqoonsi u samaynaysa shaqaalaha dowladda (dhegayso)

Puntland oo 21-sano kadib aqoonsi u samaynaysa shaqaalaha dowladda (dhegayso)

Puntland malahan tirakoob dhamaystiran oo shaqaalaha dowladda ah, waxaana inta badan shaqaalaha dowladda ay yihiin kuwii geeriyooday, kuwii tagay iyo [...]
Qardho: Iskuulka dhagoolayaasha Qardho oo xaflad loo qabtay (sawiro)

Qardho: Iskuulka dhagoolayaasha Qardho oo xaflad loo qabtay (sawiro)

  Carruurta dhagaha la'a ayaa lagu tilmaamaa kuwa aanay Soomaaliya ka helin fursado wax lagu baro, balse magaalada Qardho ayaa waxaa ku yaala [...]
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaama [...]
Warkii Xulashada Daljir iyo Faadumo Deggan Daahir (dhegayso)

Warkii Xulashada Daljir iyo Faadumo Deggan Daahir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaysa wariye Faadumo Deggan [...]
Deegaano ka mid ah Soomaaliya oo aan laga soomin

Deegaano ka mid ah Soomaaliya oo aan laga soomin

Waxaa maanta laga soomay  Dunida Muslimka oo dhan , maanta oo ay tahay 1-da Bisha shacbaan dhanka kale deegano ka mid ah Soomaaliya ayaa maanta aan la [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

  Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Cabudwa [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaa [...]
Mareykanka oo duqayn ka fuliyay buuraha u dhow Bosaso

Mareykanka oo duqayn ka fuliyay buuraha u dhow Bosaso

  Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa duqeeyey buuraha Isha Gaaca iyo Moqor oo 75km bari uga beegan magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Ba [...]
1 1,691 1,692 1,693 1,694 1,695 2,825 20316 / 33895 POSTS