Waxgaradka gobolada dhexe oo madaxwaynaha Puntland farriin usoo diray (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka gobolada dhexe oo madaxwaynaha Puntland farriin usoo diray (dhegayso)

Suldaan Beyle Cabdicasiis Cumar Daad Suldaan Beyle oo kamid ah waxgaradka Gobaladda dhexe ayaa ka hadlay shirka lagu qabanayo Magaaladda Garoowe ee DFS iyo Dowlad gobaleedyadda. Wuxuu ugu baaqay madaxweynaha Puntland in guul uu ka dhaliyo shirka oo ay kaso baxaaan qodobo dan ugu jirto somaaliweyn. Maxamed Lakiman ayuu Muqdisho ugu waramay  

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xiliga uu dhacayo Caleemo saarka Madaxweynaha Jubaland oo la shaaciyay iyo Soomaaliland oo lagu casuumay
Guddoomiyaha gobalka bari iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Ufayn (Sawiro)

Suldaan Beyle Cabdicasiis Cumar Daad Suldaan Beyle oo kamid ah waxgaradka Gobaladda dhexe ayaa ka hadlay shirka lagu qabanayo Magaaladda Garoowe ee DFS iyo Dowlad gobaleedyadda.

Wuxuu ugu baaqay madaxweynaha Puntland in guul uu ka dhaliyo shirka oo ay kaso baxaaan qodobo dan ugu jirto somaaliweyn.
Maxamed Lakiman ayuu Muqdisho ugu waramay

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: