Category: Wararka

1 1,321 1,322 1,323 1,324 1,325 2,821 15876 / 33843 POSTS
Madaxweynihii hore ee Kenya oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Kenya oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arap Moi ayaa saaka ku geeriyooday Magaaladda Nairobi sida uu ku dhawaaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. [...]
Maxkamadda Dastuuriga ah ee Malawi oo laashay Natiijada Doorashadii 2019

Maxkamadda Dastuuriga ah ee Malawi oo laashay Natiijada Doorashadii 2019

Maxkamadda dastuuriga ee dalka Malawi ayaa laashay natiijada doorashadii muranka dhalisay ee uu sanadkii hore ku guulaystay madaxweyne Peter Mutharika [...]
Wacaal Darey ah: Askari ka tirsan ciidamada Booliska Puntland oo Boosaaso lagu dilay

Wacaal Darey ah: Askari ka tirsan ciidamada Booliska Puntland oo Boosaaso lagu dilay

Magaalada Boosaaso waxaa goor dhawayd lagu dilay askari katirsan ciidamada Booliska, gaar ahaan laanta Canshuuraha beriga waxaan lagu magacaabi jiray [...]
Siyaasiga Kamaal Guutaale oo taageeray doorashadii Galmudug baaqna direy

Siyaasiga Kamaal Guutaale oo taageeray doorashadii Galmudug baaqna direy

Kamaal Daahir Guutaale oo kamid ahaa musharixiinta Afarta ah ee isku baheystay doorashada Galmudug,balse aan is diiwaangelin ayaa sheegay in uu taagee [...]
NISA oo shaacisay in Amiirka Al-Shabaab uu xilalkii ka xayuubiyay labo ka mid ah hoggaanka ururka

NISA oo shaacisay in Amiirka Al-Shabaab uu xilalkii ka xayuubiyay labo ka mid ah hoggaanka ururka

Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xalay shaaca ka qaaday xog ku saabsan in khilaaf soo kala dhex galay Hoggaanka sare ee Ururka Al-Shaba [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Xuseen [...]
Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Subaxnimo ee Radio Daljir waxaana jeedinaya weriye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe [...]
ARDAA Xalqaddii 68aad: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 68aad: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan (dhegayso)

Galmudug waxaa Madaxweynihii saddexaad loo doortay Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor). Madaxweyne Xaaf waxa uu sheegay in xilligiisu ku egyahay May 2021. A [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya  xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Cagjar oo olole nadaafadeed ka wada Oromiya & Oromada oo deegano horleh Soomaalida kala wareegay

Cagjar oo olole nadaafadeed ka wada Oromiya & Oromada oo deegano horleh Soomaalida kala wareegay

Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Mustafe Muxumed Cagjar, oo uu wehelinayo Madaxweyne Kuxigeenka DDS Aadan Faarax ayaa olole nadaafadeed [...]
Amnesty International oo Kenya ka dalbatay in Janan DFS loo gacan galiyo

Amnesty International oo Kenya ka dalbatay in Janan DFS loo gacan galiyo

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinu [...]
Warka Fiidnimo, Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe  (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya C/xakiin xuseen xasan, xarunta Daljir garoowe. Dhegayste ha [...]
1 1,321 1,322 1,323 1,324 1,325 2,821 15876 / 33843 POSTS