Madaxweynihii hore ee Kenya oo Geeriyooday

HomeWararka

Madaxweynihii hore ee Kenya oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arap Moi ayaa saaka ku geeriyooday Magaaladda Nairobi sida uu ku dhawaaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Taliye Xijaar oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid taliye kuxigeenkii Booliska Soomaaliyeed
Qarax kadhacay Muqdisho iyo Sarkaal katirsan Ciidamada Dowladda oo lagu dilay
Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo maanta deegaanka Birqod ee gobolka JARAR tababar ugu sooxiray Dufcadii ugu horaysay ee Ciidan maleeshiyaad ah (SAWIRRO)

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arap Moi ayaa saaka ku geeriyooday Magaaladda Nairobi sida uu ku dhawaaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Daniel Arap Moi wuxuu xukumayay wadanka kenya muddo 24 Sanno, Waxaa uu xilka ka degay sanadkii 2002dii.

Madaxweynihii hore oo ku dhintay da’da 95 jir ayaa Xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Niarobi Bishii October ee Sanadkii hore halkaasi oo lagu dabiibayay.

Diiwaanka wararka.

Radi Daljir.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0