Qarax kadhacay Muqdisho iyo Sarkaal  katirsan Ciidamada Dowladda oo lagu dilay

HomeWararka

Qarax kadhacay Muqdisho iyo Sarkaal katirsan Ciidamada Dowladda oo lagu dilay

Wararka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Deegaanka KM 13 ayaa sheegaya in uu halkaa ka dhacay Qarax lala eegtay gaari uu la socday Sark

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Qorraxda oo madoobaatay qaybo kamid ah Soomaaliya

Wararka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Deegaanka KM 13 ayaa sheegaya in uu halkaa ka dhacay Qarax lala eegtay gaari uu la socday Sarkaal katirsan Ciidamada Dowladda Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Inta la xaqiijiyey 3-qof ayaa ku dhimatay Qaraxa, tiro kalane wey ku dhaawacmeen, kadib markii Qaraxa uu qabsaday Gaariga uu la socday Sarkaalka.

Al-Shabaab oo Sheegatay Qaraxa ay sheegtay in ay ku dhishay Cabdi Xasan Biyo Quute oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Degmada Ceelbuur.

Cabdi Xasan Biyo Quute ayaa ahaa Labo xidigle katirsan Ciidamada Xoogga dalka, waxa uuna ka howlgalaye Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: