ARDAA Xalqaddii 68aad: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

ARDAA Xalqaddii 68aad: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan (dhegayso)

Galmudug waxaa Madaxweynihii saddexaad loo doortay Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor). Madaxweyne Xaaf waxa uu sheegay in xilligiisu ku egyahay May 2021. ASWJ ayana Shiikh Shaakir ay u caleemasaaratay Madaxweyne. Xalqaddaan ARDAA ee 68aad waxa aan ku falaanqayneynaa siyaasadda cakiran ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Hoos ka dhegayso.

ARDAA Xalqaddii 57aad: Qeexida Dimuqraadiyadda & dowlad wanaaga
HALKAAN KA DHEGAYSO: Qaybtii 15aad ee Taxanayaasha ARDAA2.
Kulanka Haweenka – Taxanaha 7aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Galmudug waxaa Madaxweynihii saddexaad loo doortay Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor). Madaxweyne Xaaf waxa uu sheegay in xilligiisu ku egyahay May 2021. ASWJ ayana Shiikh Shaakir ay u caleemasaaratay Madaxweyne.

Xalqaddaan ARDAA ee 68aad waxa aan ku falaanqayneynaa siyaasadda cakiran ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: