Site icon Radio Daljir

ARDAA Xalqaddii 68aad: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan (dhegayso)

Galmudug waxaa Madaxweynihii saddexaad loo doortay Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor). Madaxweyne Xaaf waxa uu sheegay in xilligiisu ku egyahay May 2021. ASWJ ayana Shiikh Shaakir ay u caleemasaaratay Madaxweyne.

Xalqaddaan ARDAA ee 68aad waxa aan ku falaanqayneynaa siyaasadda cakiran ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Hoos ka dhegayso.

ARDAA2 068: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan by Radio Daljir

Exit mobile version